Dekadda Hobyo oo loo dhisi doono qaab casri ah oo la heer ah kuwa Caalamka !!

Soomaaliya waxay u muuqataa inay dib ugu soo noqotay xeendaabkii dowladnimada, ka dib markii muddo dheer ay dhex dabaalaneysay xasilooni darro siyaasadeed, amni iyo koboc dhaqaale daciif ah. Dhismaha dekedda Hobyo ee Maamul-Goboleedka Mudug ee dalka Soomaaliya oo aan gorgortan ganacsi, culeys dhaqaale (deyn) iyo siyaasad toona ku xirnayn, waa haddiyad qaali ah oo walaal uun laga helo. … Continue reading Dekadda Hobyo oo loo dhisi doono qaab casri ah oo la heer ah kuwa Caalamka !!